Video Editing, Motion Graphics, Graphic Design — ku bilow mida aad rabto, ama dhammaan isku baro. 156+ HD lessons, real-world projects, lifetime access.
0
Pro Courses
0
Video Lessons
0
Active Students
4.8
Avg Rating ⭐
Baro xirfada Video Editing-ka oo dhan — aroosyo, xaflado, YouTube, iyo wax badan. Af-Soomaali oo dhan, bilowga ilaa heerka sare.
Motion graphics, visual effects, 3D animation, logo reveals, iyo kinetic typography. Course-ka ugu Professional-ka badan.
Sawir habeeyn, poster design, social media graphics, iyo brand identity — ku noqo designer professional ah.
Mobile video editing — TikTok, Reels, YouTube Shorts. Telefoonkaaga ku tafatir content viral ah.
Design without experience — posters, logos, social media, presentations. Qof walba wuu baran karaa.
$5 ilaa $13 oo keliya per course. Lifetime access, WhatsApp support, iyo real-world projects. Ma jirto subscription.
Software-yada ugu muhiimsan ee industry-ga creative-ka — dhammaantood ayaad baran doontaa.
Haddii aadan garanayn halkee ka bilowdo, raac wadadan — bilowga ilaa professional-ka.
CapCut ama Premiere Pro ku bilow. Aasaaska video editing baro.
Photoshop iyo Canva ku baro graphic design iyo branding.
After Effects ku baro motion graphics, oo freelancing bilaaw.
Ogaaw sida barnaamijku u bedelay xirfadaha ardaydeena.
"Premiere Pro course-kiisa waa mid aad u fiican. Af-Soomaali oo si fudud loo sharaxay. 2 toddobaad gudahood ayaan video editing bilaabay!"
Ahmed M.
Premiere Pro Student
"After Effects course-kiisa waa game-changer. Motion graphics aanan filaneyn ayaan hadda sameeyaa. Lacagtu waa $13 oo keliya!"
Faadumo H.
After Effects Student
"Canva iyo Photoshop labadaba waan ku bartay. Hadda freelance ayaan ka shaqeeyaa social media design. Qiimaha waa mid aad u jaban!"
Mohamed K.
Graphic Design Student
"WhatsApp support-kooda waa mid aad u fiican. Su'aal kasta oo aan waydiiyay, 30 daqiiqo gudahood ayaa la ii jawaabay. Macallinka waa qof aad u sahal!"
Hamdi A.
CapCut Student
"Photoshop course-ka wuxuu ii furay albaabka freelancing. Hadda logo design iyo social media posts ayaan u sameyaa clients. Waad mahadsan tahay Dadweynaha!"
Nasra I.
Photoshop Student
"Waxaan ku bilaabay aqoon la'aan. 3 bilood ka dib, YouTube channel ayaan furay oo content professional ah ayaan sameeyaa. Best investment ever!"
Yusuf O.
Content Creator
Haddii aad qabto su'aal aan halkan ku jirin, WhatsApp nagala soo xiriir.
Your account is ready. Save your credentials below.
📧 Also sent to your email
✓ Enrolled · Lifetime Access
⚡ Demo — no real payment was made