Baro Video Editing, Graphic Design & Motion Graphics. 156+ video lessons, real-world projects, with in 6 Months iyo lifetime access.
100+ students enrolled
Public video from @DADWEYNAHA
Featured channel content
0
Pro Courses
0
Video Lessons
0
Active Students
4.8
Avg Rating ⭐
Baro xirfada Video Editing-ka oo dhan — aroosyo, xaflado, YouTube, iyo wax badan. Af-Soomaali oo dhan, bilowga ilaa heerka sare.
Motion graphics, visual effects, 3D animation, logo reveals, iyo kinetic typography. Course-ka ugu Professional-ka badan.
Sawir habeeyn, poster design, social media graphics, iyo brand identity — ku noqo designer professional ah.
Mobile video editing — TikTok, Reels, YouTube Shorts. Telefoonkaaga ku tafatir content viral ah.
Design without experience — posters, logos, social media, presentations. Qof walba wuu baran karaa.
Software-yada ugu muhiimsan ee industry-ga creative-ka — dhammaantood ayaad baran doontaa.
Qiimo yar, laakiin waxa aad heli doontaa way ka badan tahay waxaad filaysay.
Cashar kasta waa video HD oo si fiican loo sharaxay, Af-Soomaali oo keliya.
Hal mar iibso, weligaa iska daawo. Updates cusub ayaad free ku heli doontaa.
Macallinka toos u weydii su'aal kasta. Jawaab degdeg ah ayaad heli doontaa.
Meel kasta ka daawo — phone, tablet, ama computer. Internet yar ayuu ku shaqeeyaa.
Portfolio aad u dhisato shaqo kuu heli karta — freelance ama full-time.
$5 ilaa $13 oo keliya — la soo xiriir markasta oo aad diyaar tahay. EVC & Zaad.
Waxaan ku siinaa waxa YouTube iyo course-yada kale aanu ku siin karin.
Afar talaabo oo fudud oo bilowga kaa qaada ilaa heerka professional-ka.
Video lessons oo si fiican loo sharaxay. Waqti kasta, meel kasta.
Real-world projects ku tababar — portfolio aad u dhisto.
Macallinka aad weydiin kartaa su'aal kasta oo kugu adkaaday.
Xirfadahaaga adeegso si aad u hesho freelance ama shaqo joogto.
Daawo ardaydii hore oo sheegaya sida course-yadeenu u bedeleen xirfadahooda iyo noloshooda.
Ayaan Yusuf
Waxay ka baratay Dadweynaha farsamada video editing, maanta-na waxay sameysaa content joogto ah oo online ah.
Sahal Nur
Sahal wuxuu tababarka ka dib bilaabay inuu tafatiro videos macaamiil iyo mashruucyo YouTube ah.
Bilan Aden
Bilan waxay course-ka ka heshay aasaaska ay ku dhisto shaqooyin freelance ah oo la xiriira muuqaal sameyn.
Ardayda kale oo sheekadooda la wadaagaya — adna mid ka mid noqon kartaa ✨
Daawo Dhamaan Video-yadaOgaaw sida barnaamijku u bedelay xirfadaha ardaydeena.
"Premiere Pro course-kiisa waa mid aad u fiican. Af-Soomaali oo si fudud loo sharaxay. 2 toddobaad gudahood ayaan video editing bilaabay!"
Ahmed M.
Premiere Pro Student
"After Effects course-kiisa waa game-changer. Motion graphics aanan filaneyn ayaan hadda sameeyaa. Lacagtu waa $13 oo keliya!"
Faadumo H.
After Effects Student
"Canva iyo Photoshop labadaba waan ku bartay. Hadda freelance ayaan ka shaqeeyaa social media design. Qiimaha waa mid aad u jaban!"
Mohamed K.
Graphic Design Student
"WhatsApp support-kooda waa mid aad u fiican. Su'aal kasta oo aan waydiiyay, 30 daqiiqo gudahood ayaa la ii jawaabay. Macallinka waa qof aad u sahal!"
Hamdi A.
CapCut Student
"Photoshop course-ka wuxuu ii furay albaabka freelancing. Hadda logo design iyo social media posts ayaan u sameyaa clients. Waad mahadsan tahay Dadweynaha!"
Nasra I.
Photoshop Student
"Waxaan ku bilaabay aqoon la'aan. 3 bilood ka dib, YouTube channel ayaan furay oo content professional ah ayaan sameeyaa. Best investment ever!"
Yusuf O.
Content Creator
Course-yadeena ka dib, ardaydu waxay sameeyaan projects heerka professional ah.
Professional video edits oo YouTube, TikTok, iyo Reels loogu tala galay
Animated intros, transitions, iyo visual effects oo qurux badan
Logos, banners, social media posts, iyo brand identity oo complete ah
Portfolio complete ah oo aad ku bilaabi karto freelancing iyo shaqo
Ardaydeena 95% waxay bilaabaan freelancing 3 bilood gudahood
Mo Faami waa wejiga ka dambeeya aqoonsiga cusub ee Dadweynaha, isaga oo isku daraya storytelling, muuqaal tayo leh, iyo brand muuqda oo casri ah.
Rebrand-kan wuxuu website-ka la jaanqaadayaa muuqaalka iyo aqoonsiga rasmiga ah ee kanaalka `@DADWEYNAHA`, iyadoo magaca founder-kana noqday Mo Faami.
5
Courses
100+
Students
4+
Years Exp
Xirfadahan waxay kuu furaan career-ro kala duwan oo demand badan.
YouTube, TikTok, commercials, iyo film projects.
Animated logos, intros, explainer videos, iyo ads.
Logos, posters, social media design, iyo branding.
Social media content, vlogs, reels, iyo brand partnerships.
Haddii aad qabto su'aal aan halkan ku jirin, WhatsApp nagala soo xiriir.
Kaliya course-yada ma aha — bulsho firfircoon ayaad ka mid noqon doontaa.
Arday iyo macallin isku group ah. Su'aalo, tips, iyo motivation maalin kasta.
Ardayda kale wax ka baro, fikradaha wadaag, oo is dhiiri geli.
Course-yada waxaa loo cusbooneysiiyaa joogto ah — free lifetime updates.
0
Active Members
0
Success Stories
0
Support Available
🇸🇴
Made in Somalia
Ku biir boqolaal arday oo horay u bilaabay safarkooda creative-ka. Bilow maanta!
Your account is ready. Save your credentials below.
📧 Also sent to your email
✓ Enrolled · Lifetime Access
⚡ Demo — no real payment was made